Dhageyso: Afhayeenkii AMISOM oo xilka laga qaaday

0
174

War qoraal ah oo kasoo baxay taliska AMISOM ayaa xilkii afhayeenimo looga qaaday Cali Aadan Xumad, waxaana  lagu sheegay in Cali Aadan uusan aheyn afhayeenka AMISOM.

cali-xaamud

Qoraalka ayaa lagu sheegay in hadda waxii ka dambeeyay uusan matalin AMISOM Cali Aadan Xumad, islamarkaana uusan ka hadli karin marxaladaha AMISOM.

Warka qoraalka ee kasoo baxay AMISOM ayaanan lagu faahfaahin sababta xilka looga qaaday Cali Aadan Xumad, oo muddo sanado ah hayay xilkaasi.

Halkan Ka Dhageyso.

 Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here