Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo safar deg deg ah ugu ambabaxay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga halkaasoo la sheegay inuu u tagey xaalada caafimaad oo aan la shaacin nooca baaritaanka iyo xanuunka ku soo boodey madaxeynaha.
Madaxweynaha oo beryihi ugu dambeeyey uu ka muuqday daal farabadan ayaa safarkiisa ay ku wehliyeen qaar ka mid ah eheladiisa, waxaa Turkiga gaar ahaan magaalada Ankara horey u sii joogay mid ka mid ah labada qoys ee madaxweynaha oo dhowaan halkaas deegaan ka dhigtay.
Idale News Online Muqdisho.