Dhageyso+ Sawiro: 10 Qof Oo Ku Soo Dhaawacmey Dagaaalkii Goof-Gaduud Oo La Soo Gaarsiyey Isbitaalka Baydhabo

0
285

Baydhabo(INO)- Waxaa Isbitaalka magaalada Baydhabo lasoogaarsiiyey dhimasho iyo dhaawacyo kadib makiii dagaal xoogan oo udhaxeeyey ciidamada Dowlada iyo Al shabbaaab habeenkii xalay uu kudhexmaray Deegaanka Goof gaduud Buurey oo 35 kilomitir dhanka waqooyi kaga began Baydhabo.

Dhaawacyada lasoo gaarsiiyey isbitalka Baydhabo ayaa waxa ay isugujireen dad rayid ahaa iyo kuwo katirsa ciidamada dowlada ayadoo dhawacyada ay kamid ahayd gabar 8 bilod jirta labadeeda waalid ay dadka dintay kamid ahaayeen.

Agaasimaha isbitaalka cabdi fitaax Ibrahim Xaashi ayaa saxaafada ugawarabay xaalada dhaawacyada lasoogaarsiiyey isbitaalka.

Taliyaha ciidamada Daraawiishta KG  Soomaalya  Maxamed Isaaq Araas oo deegaanka dagaalada ay kadhaceen kasoolaabtay ayaa faahfaahiyey waxa dhacay.

Wasiiro kasocday Dowlada koonfur galbeedIsbitaalka oo soogaaaray isbitaalka ayaa halkaaasi saxaafada kulahadlay Maxamed xasan Fiqi kusimaha madaxweynaha konfur galbeed iyo wasiirka warfaafinta Ugaas Xasan ayaa kasheegeyey dareenkooda.

Waxaa Isbitaalka magaalada Baydhabo lasoogaarsiiyey dhimasho iyo dhaawacyo kadib makiii dagaal xoogan oo udhaxeeyey ciidamada Dowlada iyo Al shabbaaab habeenkii xalay uu kudhexmaray Deegaanka Goof gaduud Buurey oo 35 kilomitir dhanka waqooyi kaga began Baydhabo .

Dhaawacyada lasoo gaarsiiyey isbitalka Baydhabo ayaa waxa ay isugujireen dad rayid ahaa iyo kuwo katirsa ciidamada dowlada ayadoo dhawacyada ay kamid ahayd gabar 8 bilod jirta labadeeda waalid ay dadka dintay kamid ahaayeen.

Agaasimaha isbitaalka cabdi fitaax Ibrahim Xaashi ayaa saxaafada ugawarabay xaalada dhaawacyada lasoogaarsiiyey isbitaalka. Taliyaha ciidamada Daraawiishta KG Maxamed Isaaq Araas oo deegaanka dagaalada ay kadhaceen kasoolaabtay ayaa faahfaahiyey waxa dhacay.

Ugu dambeyntii, Wasiiro kasocday  Dowlada koonfur galbeedIsbitaalka oo soogaaaray isbitaalka ayaa halkaaasi saxaafada kulahadlay Maxamed xasan Fiqi kusimaha madaxweynaha konfur galbeed iyo wasiirka warfaafinta Ugaas Xasan ayaa kasheegeyey dareenkooda.

Halkan Ka Dhageyso

Abshir Maxamed Nuur (Mandella), Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here