Xudur(INO)-Kadib dagaalo ka dhacay deegaano hoos yimaada Gobolka Bakool aaa waxaa dagaaladaas ku geeriyooday madax ka tirsan Maamulka Gobolka Bakool ee dowlada soomaaliya.
Gudooomiyaha Goboolka Bakool oo la Hadley Warbaahinta ayaa ku xaqiijiyay in uu dagaal ka dhacay uu ku geeriyooday gudoomiyihii deeganka Rbdhoore ee Gobolka Bakool
Sidoo kale gudoomiyaha Gobolka Bakool ayaa dhankiisa guulo ka sheegtay dagaalo ka dhacay sacadihii ugu dambeeyay Gobolka Bakool isagoona sheegay in dagaaladaas lagu diley saraakiil ka tirsan al-shabaab oo dagaalo qeyb ka haaan
Dhanka kale war ka soo baxay Xoogaga Al-shaab ayaa lagu sheegay in dagaaladii ka dhacya gobolka In lagu diley saarkiil ka tirsan dowlada soomaliya iy kuwa Ethiopia oo dagaalka qeyb ka ahaan
Mudooyinkiii dambe waxa ay dagaalo ka socdee deegaano hoos yimada Gobolka Bakool halkaasoo ay kuwada sugan yihiin ciidamada dowlada soomaliya iyo Kuwa Ethopia iyo al-shabaab.
Idale News Online, Xudur.