Deg deg: XFS Villa Soomaaliya Oo Meel La Kala Istaago abadan La Yahay

0
215

xildhibaannada golaha shacabka ayaa aad waxay u buux dhaafiyeen xarunta looga arrimiyo dalka ee Villa Soomaaliya.

Mashquulkan ayaa si gaar ah waxaa looga dareemayaa Villa Hargeysa iyo sidoo kale xafiiska Kheyre, waxaana lasoo sheegayaa in kala qaadasho xildhibaan ay socoto.

Xildhibaannada Labada dhinac ayaa helaya qarashaad badan, waxaana jira siyaasiyiin u kala xilsaaran lasoo wareegista xildhibaannada.

Wax walbo ayaa mooshinkaan laga filan karaa, waayo dalka oo dhan ayuu mashquul geliyey, heer amnigii uu faraha ka baxo.

Villa Soomaliya kama socoto shaqadii qaranka ee kaliya waxaa ka socdo olole xildhibaanno kala qaadasho oo kaliya.