Idalenews:-maamulka gobalka banaadir oo garab kahelaayo wazeerada isbortiga ayaa soo qaban qaabiyay xaf lah maalinta dhalinyaradda aduunka.
Gabagabadii ayaa waxaa halkas kahadlay R/wasaari Ali kheyri oo dhaliyaradda ku bogaadiyay, kulana dardaaramay in ay marna dhex dhexaad ka ahaan karin wadanka somalia dhalinyaradda melkasta ay joogaan.
Sidoo kale waxuu balin ku galay in uu shaqaaleeysiin doono 1000 dhalinyaro oo shaqalaan baahsan ku habsatay ee kunool wadanka soomalia, is la baritoona warqadda uu saxiixayo oo mudane thabit is la barito uu xafiiskiisa uu geynidoona sida ku cadeed qudbadiisa . dhamaaad.
Home Idale Somali News Update Deg deg: R/wasaari Ali kheyri oo balin kugalay cawa in uu shaqaaleysiin...