DEG DEG: Qaraxyo waa weyn oo laga maqlay Wadada Maka Al Mukarama

0
258

Muqdisho(INO)-Wararka naga soo gaaraya caasumada Soomaaliya ayaa sheegaya in qaraxyo waa weyn laga maqlay Wadada Maka Al-Mukarama ee caasumada dalka, waxaana aan wali laheyn faahfaahin dheeraad ah.

Wariyaasheena ayaa ku mashquulsan sidii loo heli lahaa xogta rasmigah ee qaraxyadaas.

Qaraxan ayaa ka dhacay dhabarka dambe ee Hotelka Maka Al-Mukarama, waxaana uu dhacay 35 daqiiqo ka hor, iyadoo ay adag tahay in la helo faahfaahin dheeraad ah ilaa hada.

Warkan Waxii ka Soo Kodho kala Soco Warbaahinta Idale News Online.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here