Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Maxamed Isaaq Afaraalle uu Ku guuleystey Kursiga 2aad Eee Beesha Jilible oo yaala Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Mudane Xildhibaan Afaraalle ayaa heley 34 cod, halka Musharax Yacquub Ibrahim uu heley 17 cod.