DEG DEG: Madaxweynaha Maamulka Jubba Ganaane State Oo Muqdisho Ku Geeriyoodey

0
253

Muqdisho(INO)- Alle ha u naxasriiste, waxa Magaalada Muqdisho Ku Geeriyoodey Madaxweynaha Maamulka Cusub Ee Jubba Ganaane State C/laahu Jiirgaras.

Jiirgaras

C/lahi Jiirgaras ayaa la sheegey in maalmahan Uu Xanuunsaa isla  markaana u geeriyoodey Xanuunkaas,

Waxgarad, odayaal, Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey Geerida Madaxweynaha Maamulka Jubba Ganaane state.

C/laahi Jiirgaras, waxa uu ka mid aha Aas aasiyaasha maamulka Jubba Ganaane state oo dhawaan looga dhawaaqey magaalada Muqdisho isla markaana la doonayey in la geeyo Gobolada Gedo iyo Jubbada dhexe Ee Koonfurta Soomaaliya.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Illeyhi Raajicuun

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here