DEG DEG: Isgaarsiinta Magaalada Baydhabo Oo Hawada Ka Maqan

0
214

Baydhabo(INO)- isgaarsiinta magalada Baydhabo Ee Gobolka Bay  ayaa hawada kamaqan  ilaa duhurnimadii  maanta  oo hawada laga saaray.

breakingIdaleNews

Lama Oga ilaa iyo Hada  sababta Rasmiga ah Ee Ka danbeyso  in hawada lagasaaro Isgaarsiinta Magalada Baydhabo taas oo ay siweyn u daremeen bulshada Degmada Baydhabo.

inkastoo an si sax ah lo shegi karin sababta  isgaarsiinta lo damiyay ,hadane waxaa jira warar shegaya in ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowlada  Koonfur Galbeed Soomaaliya ay Ka so Ambabaxeen Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay  Kuwaas oo galbinaa Gaadii Dagaal Oo Kayimid Dhinaca Magalaada Muqdisho Waxana Ay Ku so jeedaan Baydhabo wana hadalhaaynta Ugu badan ee isgaarsiinta lo damiyay.

Dhinaca Kale ilaahada Majirto Cid kahadashay Sababta Hawada loga saray Isgaarsiinta Oo Katirsan Maamulka Gobolka Iyo Midka Dagmada Baydhabo Iyo Saraakiisha AMISOM.

Ugu dambeyntii, Inta  badn Ciidamada AMISOM Ee Itoobiya  iyo Taliska Malatariga Gobolka Bay ayaa Amar ku bixiya in La Damiyo Isgaarsiintii Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Xiliyada hawlgalo culculus ay jiraan.

Lasoco Faah Faahinada Danbe insha allah

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here