DEG DEG: Dagaal dib uga qarxay Gaalkacyo

0
182

Galkacyo(INO)- Dagaal ayaa markale dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo, ee xarunta gobolka Mudug oo ay isku hayaan maamulada Puntland iyo Galmudug.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in Dagaalka uu billowday markii Wasiirka Amniga Galmudug Cusmaan Nuur Taardhuleed, oo saakay tagey Difaacyada hore ee Galbeedka Gaalkacyo.

Dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Galmudug, ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu barbar socoto Madaafiic xoogan oo labada dhinac isku ridayaan.

Fah Faahin kala soco Wararkeena danbe Haddii Alle idmo.