Tiyeeglo(INO)- Dagaal Xoogan Oo Udhaxeeyo Ciidamada Dowlada Iyo Urarka Al Shabaab Ayaa Waxaa Uu Kasocdaa Degaan Hoos Yimadaa Degmada Tiyeeglow Ee Gobalka Bakool Oo Lagu Magacaabo Gaalmadoowle Gudoomiyaha Degmadaasi Maxamed Cabdule Foodcade Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Dagaalkaasi Dhanka Al Shabaab Ay Kasoo Gaartey Qasaaro Iskugu Jiraan Dhimasho Iyo Dhaawac Dhankoodana Ay Jirto Hal Dhimasho Ah
Wixii Dheraad Ah Kala Soco Idalenews.com