Baydhabo(INO)- labo qarax oo xooagan ayaa hada la dhacey, iyadoon ay geysteen khaasare naf iyo maal uu geystey .
labo qof oo naftooda hor ah ayaa isku qarxey labadaas, meelood ayagoona diley dad farabadan
Ex. Dahabshiile hore iyo Ex Baar Ex. Isku aamow ayaa aad looga dhamaadey, waxaa ku dhintey dad tiro badan dad ku dhintey.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ka Baar isku aamow aad looga dhamaadey waxa halkaa diidey in saxafiiyiinta ay gaaraan Ciidamo halkaas isku geedaameyey.
Faadumo Dikoor oo caan ahay Baydhabo, ayaa ka mid ah dadkii halkaa ku ku dhintey iyo dhamaan dadkii halkaas ku sugan Ee Agagaarka REDO PHARMACY.
Waxii ka soo kordho
Idale News Online, Baydhabo