DEG DEG: 2 Wareerar oo Ismiidan ah Oo Lagu Halaagsamey Oo Ka Dhacey Baydhabo

0
212

Baydhabo(INO)-  labo weerar oo ismiidani ahaa  oo waa weyn ayaa  hadda galgliyey Magaalada Baydhabo ee xarunta gabolka Bay. qarax koowad ayaa ka dhacey agagaarka Nationlinka gaar ahaan Ex. Baar isku aamow ee afar irdhoodka Baydhabo.

Labadan weerar ayaa waxa ku dhintey dad aad u fara badan iyadoona dhawacyo uu geystey.

Meydad badan ayaa daadsan afar irdhood baydhabo, idalenews.coma oo halkaas gaartey ayaa soo arkey Ciidamo badan iyo ublasmyo la geeyey, waxana hadda la daad gureyna Meydadka

Waxii ka so kordho kala soco idalenews.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here