DAHGEYSO:-DHAQ-DHAQAAQA SUUQA XOOLAHA BAYDHABO OO DIB U SOO LAABTAY

0
216

Dhaqdhaqaa suuqa xoolaha ee magaalada Beydhabo ayaa dib u soo laabtay kadib muddo dheer oo aad ay u yareyd kala iibsiga xoolaha, maadaama ay abaartu dishay xoolo badan halka kuwa kalana ay tabar dareeyeen. Roobka guga oo meela badan oo gobolka Baay ah ka da’ay ayaa dhulka biyo dhigay iyada oo xoolaha qaarna ay iminka soo kabanayaan, Halkaan ka dahgeyso Warbixinta uu Muxudiin Xusni Beydhabo inooga soo diray.

https://www.youtube.com/watch?v=nsGU9mnjhcQ&feature=youtu.be