Qansaxdheere(INO)- Wafdi Ka Socdey Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Dhagax dhigey Xaruunta Saldhiga Degmada Qansaxdheere Ee Gobalka Bay oo mudo 25 sano uu burbursanaa.
Mas’uuliyiinta degaanka ayaa waxaa ay ugu baaqeen in ay ka qiibqaataan hormarka deegaanada dadka qorbaha jooga hormarka degaanadiina idinka ayaa hor marin kartinaan degaankiina.
Halkan Ka Daawo:
Idale News Online, Baydhabo