Daawo:Taliska AMISOM oo Gaaray Xeradii Uu Dagaalka Ka Dhacay Ee Ceel Cadde

0
214

Ceelcade(INO)- Ku simaha Taliyaha ciidamada Amisom ee Soomaaliya ayaa gaaray deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo halkaas oo lagu laayay askar badan oo Kenyan ah.

Sargaalkan ayaa soo arkay sidii uu udhacay dagaalkii Ceel-Cadde, gaadiidkii la gubay iyo qasaaro kale oo aad ubadan.

Taliyaha Amisom ayaa xaqiijiyay in qasaaro xoogan uu ka dhashay weerarkii Ceel-Cadde hase ahaate sababta ay Soomaaliya ujoogaan aysan ahayn kaliya nabad ilaalin ee ay tahay nabad dhalin sidaa darteed ay qasab tahay iney wajahaan dagaalo qasaaro uu ka dhasho.

Halkan Ka Daawo

Ke1KE2KE3KE4KE5KE6KE7KE8KE9KE11KE13KE14

Idale News Online, Ceelcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here