Daawo:Muqdisho Oo Amnigeedu Xoogeystay Iyo Ajaanibta Oo Dadka Si Caadi Ah U Dhex Maraya

0
225

Muqdisho(INO)-Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan ajaaniib fara badan oo howlo shaqo u jooga, haba ugu badnaadaan dad u dhashay dalka Turkiga, kuwaasi oo mashaariic kala duwan ka wada Muqdisho.

muqdisho

Muuqaalkaani waa mid ka mid ah shaqaalaha Turkida ee ka howlgala Muqdisho oo kaalin shidaal ka iibsanaya isla markaana lacagta ku bixinaya EVC oo ah qaab lacagaha la isku xawilo ee shirkadda Hormuud ka hirgelisay dalka.

Halkan Ka Daawo.


Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here