Muqdisho(INO)-Kadib Shir jaraa’id Ee uu Maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho Danjiraha Midowga Africa u qaabilsan Arimaha somalia Mamadu Siduku ayuu kaga hadlay wax qabadkii Ciidamada AMISOM Ee Somalia, Waxa uu sheegay in Waxyaabo badan ay u qabsoomeen Sanadkii tagay Ee 2014-ka isga uu carabka ku adkeeyay in ay Goobo badan Al-shabaab ay ka saareen Sanadkii 2014.
Halkan Ka Daawo Video.
