Daawo:Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Gaarey Magaalada Muqdisho

0
227

Muqdisho(INO) — Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Koonfur-Galbeed Sooamaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaaray  Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Xubnaha Wafdiga Madaxweynaha Dowlada Koonfur G albeed ee Soomaaliyaayaa waxaa ka mid ah; wasiiro ka tirsan Dowladiisa & Qaar ka mid ah Xubno ka tirsan Dowlada Koonfur-galbeed Soomaliya.

Lama Oga Ujeeda Safarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Waxa ay daaran tahay, isla markaana waxa Xeer Gebo gebo ah maraya Dhismaha Baarlamanka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, isla markaana  kala Bar Xubaha ka mid noqoya Baarlamanka waxaa  loo gudbiyey Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya Iyo Urur Goboleedka IGAD.

Halkan Ka Daawo:

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here