Jabuuti(INO)- Madaxweynaha dalka Falastiin Maxamuud Cabaas Abuu Maasin ayaa soo gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti.
Soo dhaweyn heer qaran ah ayaa loogu sameeyay magaalada Jabuuti, iyadoo dalka Jabuuti laga furay safaarad cusub oo ay Falastiin yeelan doonto.
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa usheegay dhigiisa Falastiin inuu ka xun yahay xasuuqa ay Yahuudu ka wado deegaanada Falastiin.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Jabuuti



