Daawo:Kaamero qabatay shil mooto oo foolxun

0
263

Nairobi(INO)- Darawal iyo ruux kale oo la socday ayaa dhaawacyo culus waxa ay kasoo gaareen shil mooto kaddib markii ay ku dheceen gaari wado kale kasoo galayay. Mid ka mid ah ayaa waxaa uu ka jabay labada lugood, halka darawalkina uu wajiga ka dhaawacmay.