wuhan (INO) Arday Tiro badan ayaa ka qalin jabisay Jaamacadaha wadanka shiinaha gaar ahaan gobolka Hubei caasimadiisa wuhan,
Jamaacada China University of Geosciences ayaa waxaa ka Qalin jabiyey Arday baratay madaada foculty of Mechanical and information engineering special, Telecommunication Engineering kuwaaas oo kaka la yimid Gobolada Soomaaliya oo dhan, Sidoo kalana waxaa kala Qalin jabay Arday badan oo ka kala yimid aduunka dacaladiisa, Waxaana ay jamaacadu u qabatay xafladii qalin jabinta.
classkaas oo kaliya mahan ee waa international student kuwaas oo ka qalin jabiyey jaacada China university of geosciences oo loosoo gaabiyo CUG taariikhdu markay ahayd 2015-06-25 ayey xafaladu dhacday, Waa markii 3 aad oo ay arday somali ah ka qalin jabiso jaamacadan CUG.
Dhanka ka kale isla gobolka hubei caasimadiisa waxaa ka qalin jabiyey arday somlaiyeed oo fara badan oo kakala qalinjabyey jaamacdo kala duwan sida Wuhan University , tongi University iyo Huangzhong University of Science and technology ardaydaas oo kala bartay caafimad iyo Engineering
Ardayda soomliyeed ee ka barata jamacadaha magaalada wuhan waa caasimacaa gobolka hubei, waxay kakala yimaadeen aduunka dalacadiisa iyagoo soomali ah, islamarkaana wata Sharciyada dalal badan oo aduunka ku yaala.














