Daawo: Xeebta Lampedusa Oo Isku Badali Rabta Qabuuraha Tahriibayaasha

0
416

Lambadusa(INO)-Xeebaha u dhaxeeya dalalka Liibiya iyo Talyaaniga ayaa waxeey isku badali rabaan Qabuuro maadaama xeebahaas isbuuc kasta laga hela Meeydad aad u fara badan oo qaarkood la aqoonsan waayay halka ama dalalka ay ka soo jeedaan .

tahriib

Dadka Tahriiba ayaa u badan ama ka soo jeeda wadamada kala ah Siiriya, Gambia, Ciraaq, Somalia, Pakistaan , Aljeeriya, Tunisia, Nayjeeriya, Itoobiya, Afghanistaan , India , Marooko iyo Ghana waxeeyna intooda badan soo gaaraan gudaha xeebaha dalka Talyaaniga halka qaar ka mid ah dadkaan ay ku dhex lumaan Badweynta kuwaas oo maalmo badan ka dib raqdooda iyo meeydadkooda la helo .

Halkan Ka Daawo.


Idale News Online, Lambadusa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here