Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowlad Koonfur galbeed ayaa magacaabay 5 Wasiir iyo 29 Wasiir kuxigeen oo uu ku jiro Madaxweynihii Maamulka Lexda Gobol Madoobe Nuunoow.
Halkan Ka Akhriso
ISWA CABINET NEW .
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Madoobe Nuunoow, Wasaaradda Haweenka, Wasaaradda Gaadiidka, Dekadaha iyo Garoomada
Tani ayaa tirada guud ee Wasiirada Maamulka Koofur galbeed waxa ay ka dhigeysaa 29 Wasaaradood iyo 29 kuxigeen.
Ugu Dambeyntii Waxaa la filayaa sidoo kale in bilo kadib Madaxweyne Shariif Xasan uu soo magacaabo Madaxweyne kuxigeenadiisa.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Xafiiska Baydhabo.