Baydhabo(INO)- Mawro Binti Ibaahim Cali Wasiir Ku xigeenka wasaarada haweenka qoyska iyo xuquuqul Insaanka Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan BKGS ayaa maalinimadii shalay Tawabar socon doono muddo shan cisha ah u qabatay qaar ka mid ah haweenka kasoo jeeda seddaxda Gobolka ee Bay Bakool iyo Shabeelada hoose.
Tababarkan ayaa lagu baran doonaa siday sheegtay Wasiirada hormarka iyo iskaashiga xaga kobcinta adeegyada bushada, waxaana ay Marwa Binti ay ku faantay in ay soo nooleenayaan Haweenka Seddaxda Gobolka dadaalka loogu jiro hormarka.
Halkan Ka Daawo VIDEO
Halkan Ka Daawo Sawiro.
Idale News Online, Baydhabo