DAAWO Wararka Dibada: Madaxweyne Barack Obama oo Ruushka Uga Digay Faragelin Milatari uu Ku Sameeyo Dalka Ukraine.

0
250

Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa si adag uga digay, duulaan Ruushku ku faro galiyo dalka Ukraine, taas oo uu ku tilmaamay mid qiimo wayn ugu kici doonta Ruushka, waxa kale oo uu Obama si adag u sheegay mawqifka dalkiisu ka taagan yahay wada jirka iyo midnimada dalka Ukraine.

obama