DAAWO VIDEO: WAFDI UU HOGAAMINAYO WASIIRKA HOWLAHA GUUD IYO DIB U DHISKA ENGINEER SAADAQ OO KA SOO JEEDA BEELWEYNTA DIGIL IYI MIRIFLE OO MAANTA GAAREY KISMAA

0
187

DAAWO: WAFDI UU HOGAAMINAYO WASIIRKA HOWLAHA GUUD IYO DIB U DHISKA ENGINEER SAADAQ OO KA SOO JEEDA BEELWEYNTA DIGIL IYI MIRIFLE OO MAANTA GAAREY KISMAAYO ka soo so aan horey loo arag loogu soo dhaweeyey Maamulkaasi 

Waxuuna ujeedkiisa ahaa shaqo indha indheen mamashaariic halkaas laga fuliyay iyo kuwa uu hada dhise rabo tasoo ay kataag yeerayaan Dhalka Turkia ee walaalaha Nahay .

Wasiirka oo hadalkiisa sii wato gabagabadii waxa uu sheegay in wafti balaaran ee Ka socdo wadanka Turkia uu dhawaan imaan doono Kismayu Tasoo ka tagyeerayaan ma shaareshaaricyo aad u balaan ay ku mataaneynayaan Gobalka Antaliya iyo Maamulkaaas