Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, 3da gobo Mudane Maxamed Xaaji Cabdinuur Madeer iyo Wafdiga uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Aden Adde International Airport ee Magaalada Muqdisho
Halkan Hoose Ka Daawo, soo dhaweynta diiran.
