Daawo Video: Shiikh Shariif Shiikh Axmed,Website ma akhristo,Tv ma daawado

0
219

Madaxweynihii Dawladii Kumeelgaarka ahayd ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa waxa uu dhawaan gaaray Magaalada London ee Xarunta Dalka Ingiriiska.

Wareysi uu siiyey Shiikh Shariif Tv-ga Royal ayaa sheegay in xaalada Soomaaliya uusan kala socon maadama uusan website akhrisan,idaacad uu dhageysan iyo Tv uusan daawanin uuna ku mashquulay Waxbarashada.

Capture

Waa Wareysiga ugu horeeyey ee Shiikh Shariif lala yeesho tan iyo markii looga adkaadat doorashadii madaxtinimo ee 10-kii September ka dhacday sanadkii 2012-kii Magaalada Muqdisho.

 

HALKAAN KA DAAWO WAREYSIGA LAGA QAADAY SHIIKH SHARIIF SHIIKH AXMEMD