Baydhabo(INO)- Gudoomiye Baarlamaanka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada KGS ayaa Maanta booqdey Xarunta cusub ee loo dhisaayo Baarlamanka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Dhismooyinkan ayaa waxay isu jiraan, meelo loogu talagalay xafiisyo iyo guryo la jiifto.
Booqasahada Maanta waxaa ku wehliyey Mr. Vikram Parekh oo madaxa Xafiiska Siyaasada QM Ee UNSOM isla markaana u fadhiya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Halkan Ka Daawo Sawiradda.
Idale News Online, Baydhabo