Daawo : Shabaab Oo Dhibaatadii Ugu Xumayd Gaarsiiyey Kenya 68 Qof Dhimasho iyo Dhaawac

0
202

Gaarisa(INO)-Tirada daka Dhawaca Weerarka garaisa waxa Uu maraya 60 ka Badan waxana Ku Dhintay inka badan 15 Qof walina waxa Socda   Weerarka.

WEERAR-300x165

Waxa gaarisa  Guud ahaan laga maqlaya Weerarka Iyo qaraxyada  waxana Goobta lagu arkaya diyaaradaha Dul Socda Goobta Kooxda Ku jiraan.

Wali waxay kooxdani kujirana jaamacada waxana masuuliyadisa Sheegtay shabab.

 

Idale News Online, Garisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here