Muqdisho(INO)-Waxaa Magaalada Muqdisho xilalka ku kala wareegay qaar ka mid ah Wasiiradii hore ee Xukuumadii Cabdiwali iyo kuwa cusub ee Xukuumadda hada.
Wasiirada xilalka ku kala wareegay waxaa ka mid ah arrimaha gudaha, Amniga, arrimaha Dibadda, Caafimaadka iyo kuwa kale.
Wasiirada cusub waxa ay ka mideysnaayeen inay dardargalin doonaan howlaha Wasaaradda.
Wasaaradda arrimaha Dibadda
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka.
Wasaaradda Amniga