Daawo Sawiro: Madaxweynaha KGS Oo Maanta Si weyn Looga Soo dhaweeyey Baydhabo

0
879

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha dawladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh ayaa maanta soo gaarey magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG dawladda Koonfur Galbeed Soomaaliya halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Dr. Shaati Gaduud Ee magaaalada Baydhabo kusoo dhoweeyey guddoomiyaha Baarlamaanka dawladda KGS  Shariif Sheekhuna Maye, Ku simaha Madaxweynaha Ahna Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xasan Fiqi,Wasiirro, Xildhibaano, maamulka gobolka Bay, kan degmada Baydhabo iyo boqollaal dadweyne ah.

Halkan Ka Daawo Sawiro

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay