Daawo Sawiradda Qeybta 2aad: Munaasabad Lagu Soo Bandhigayey Wax-Qabadka Mashruuca TIIS Ee Baydhabo

0
215

Baydhabo(INO)-Kulan Muhiim  ah oo lagu soo Bandhigayey wax qabadka Hay’ada USAID Ee Mashruuca TIIS ayaa lagu Qabtey Magaalada Baydhabo  Ee Xarunta Gobolka Bay.

Kulanka ayaa Waxaa Ka Qiib-Galey  Wasiiro Tirsan Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo ay ka mid ahaayeen, Wasiirka Arimaha Gudaha Mudan C/raxmaan Ibraahim Sata, Wasiirka Dhalanyaradda iyo Isboortiga Mudane e C/laahi Cabdi Cumar Fanax,, wasiirka Biyaha iyo macdanta Mudane Aadan Xasan Maxamed Usama iyo mas’uulyiin kale.

Wasiiradda iyo mas’uuliyiinti kale ee ka hadashey manaasabada ayaa waxay si wadajir ah ay u  amaaneen wax-qabkii hay’ada TIIS  ee ay sameysey Gobolada KG Soomaaliya.

Halkan Ka Daawwo.

Cali Ilyaas,Idale News Online, Xafiiska Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here