Waxaa maanta kulan muhiim ahaa ay isgu yimadeen, xildhibaano , wasiiro iyo madaxweynaham koonfur galbeed soomaaliya iyo ku xigeenkiisa oo ka dhac ay magalada muqdisho.
kulunkaasi, waxaa sidoo kale ka soo qiib galey godoomiyihii hore ee baarlamka soomaaliya sharif xasan sheekh Aadan.
shariif xasan oo fariin soo dhigey bartiisa facebookga ayaa hahadley kulankii maanta waxaan fariintiisu u qorneyd sida tan.
“Sharafweyn ayey ii aheyd in aan kala qeyb galo qada sharaf loo sameeyey wafdiga KG Somaliya ee uu hogaaminaayo Madaxweyne Mohamed Haji Abdinur iyo qaar kamid ah wasiiradiisa taasoo ay soo abaabuleen Xildhibaanada kasoo jeeda KG, Wafdigaan oo mudo kudhow isbuuc hada ujooga xamar wada hadalo ay la leeyihiin Besha calamka iyo DF masuuliyiinteeda oo ay ka heleen casuumaad rasmi ah Mahadsanidiin”
Idale News Online.