Maanta ayaa waxa ku dhashay Cusbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho Carruur mataano ah oo saqiiray laakiin mucjiso rabaani ah ka tagay.
Gabar iyo wiil ayey ahaayeen laakiin waxa ugu weyn ee dadku la fajaceen ayaa ahay in gabadhu aysan lahayn madax taasi oo aad u argagax gelisay dhamaan inti aragtay.
Idale News Online, Muqdishu.