Waxaa maanta la sameeyey isku aadka koobka Aduunka ee lagu qaban doono dalka Brazil sannada 2014-ka, waxaana maanta lagu marti qaaday marti sharaf sumcad ku leh bulshada Isboortiga gaar ahaan kubada cagta.
SAWIRADA OO AAN IDIIN SOO XULNA NALA DAAWO
Idale News Muqdisho