Daawo Sawirada: Booqashadii Madaxweynaha KGS iyo Wefdigiisa Ee Degmada Diinsoor

0
448

Diinsoor(INO)- Madaxweyne Shariif xassan sheikh Aadan iyo wafdi uu hogaaninaayo oo maanta gaarey Magaalada Diinsoor Ee Gobolka Bay  halkaas oo sidiiran loogu soo dhoweyey wofdiga.

Safarka  waxa ku wehliyey wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-galinta Bulshada XasanKoonfurGalbeed  Ugaas Xasan Cabdi Maxamed iyo wasiirka hubkadhigista dhaqan celinta iyo tababarida Maleeshiyada Xasan Xusen Maxamed (Xasan eelaay), Gudoomiyaha Gobolka Bay C/rashiid C/laahi Maxamed.

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan  waxaa uu kulamo laqaatey maamulka Degmada Diinsoor iyo saraakiisha kala duwan kuwa Amisom  iyo Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ugu dambeyntii  Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan wuxuuna kaqeybgaley xiritaanka tababar in mudo  ah uga socdey ciidanka daraawiishta koonfur Galbeed soomaaliya degmada Diinsoor ciidamadaas oo muujiyey soona bandhigwey gaardi ku ciyaar quru badan.

Halkan Ka Daawo

 

Idale News Online, Diinsoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here