Daawo: Qaabkii Madaxweynaha KGS looga Soo Dhaweeyey Degmada Wanleweyn, Balidoogle Iyo Leego

0
172

Baligoodle(INO)-Madaxweynaha Dowladda  Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan shiikh Aadan iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Socdaal ku maraayo Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa Waxaa ay gaareen  Wanleweyne,Deegaanada Bali Google  iyo Leego Ee Isla Gobolkaasi Shabeeladda Hoose.

Safarka waxaa ku wehelinayey qaar ka mid ah Gollahiisa wasiiradda, sida wasiirka Amniga,C/fataax Ibraahim Geesey, Wasiirka Madaxtooyada Maxamed Mursal iyo Wasiirka Gaadiid  C/laahi Black.

Madaxweynaha Ayaa kulun la qaatey, Ciidamada AMISON, Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya Iyo Odayaasha Dhaqanka.

Ujeedka  Socdaalka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Waxaa Lagu sheegay in ay Tahay Sidii Loo Adkeeyn Lahaa Ammaanka wadad Xariiriso Magaalada Muqdsho iyo Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Leego

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here