Daawo: Prof Abdi Samatar oo ah Xoghayaha Xisbiga Hiilqaran oo sheegay in uu aaminsan yahay wadajirka Somalia, isla markaasna sheegay in walaalkiis Prof Axmed Samatar kaga soo horjeedo mowqifka uu qaatey

0
263

Prof Abdi Ismaciil Samatar oo wareysi xiiso badan siisey mid ka mid ah suxufiyiinta madaxa banaan isagoo ku sugan magaalada Peritoria ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in Somalidu iyo dadka Soomaaliyeed yihiin dad mid ah, wadajirka Soomaaliyeedna tahay wax aan meel looga tagi karaa aysan jirin, waxuuna sheegay in wareysi uu walaalkiis Prof Axmed Samatar ku sheegay uusan ku raacsaneyn balse uu sheegey in uusan weli dhageysan wareysiyada uu walaalkiis Prof Axmed Samatar bixiyey ka dib markii uu booqasho bil qaadatey ku tagey maamulka Somaliland oo uu ku ayidey gooni isu taaga maamulkaasi.

Dhageyso Prof Abdi Samatar oo sheegay in uu asaga weli yahay xoghayaha xisbiga Hiilqaran isla markaasna weli isaga uu aaminsan yahay in midnimada Somalida iyo dadka Soomaaliyeed.

Samatars
Idale News Online