Baydhabo(INO)- Qaar ka mid ah Nabadoonada & Odayaasha Dhaqanka Ee Beesha Tuni ayaa taagyeeriyey 3-da Xildhibaan ee Lagu doortey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Kullan ay ku yeeshey Baydhabo waxa ka hadley Suldaan Fiqi Suldan Sayid Suldan Fiqi, Abuukar Maxamed Gambeellada & C/nuur C/qaadir Baanjo.kuwaaso sheegey inay ku faraxsan yihiin Doorashada 3 Mudane.