Daawo: Muungaab oo Kenya u jooga mataaneynta Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi

0
256

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho maxamed xuseen muungaab ayaa waxaa uu ku suganyahy magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya. Gudoomiyaha ayaa magaalada Nairobi kula kulmay dhigiisa magaalada Nairobi Even Kidero si wada shaqayn buuxda ay u yeeshaan.
Tafaasiisha wararkaasi oo dhameystiran halkaan hoose ka daawo

Idale News Online