Muqdisho(INO)-Malaaqa Cusub Ee Discow Malaaq Cismaan Abshir Cali ayaa Maanta Magaaalada muqdisho lagu soo dhaweeyey Isla markaana u jeedadiisana uu ku sheegay in lakulmo qaybaha kala duwan eee bulshada Reer muqdisho sidoo kale waxa uu Dowlada federaalka ugu baaqay in Abaaraha iyo Cudurada Shuban Biyoodka kaalin mug leh kageysato takuleynta dadkaas.
Home Idale Somali News Update Daawo: Malaaqa Cusub Ee Beesha Disow Oo Maanta Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyey