Muqdisho(INO) —Madaxweynaha maamu goboleedka khaatumo state Dr Cali Khaliif Galeyr oo ku sugan magalada muqdisho ayaa ka hadley heshiiskii soomaaliya iyo somalilnad waxaana uu sheegey in khatumo state ay xaq u leedahay in ay ka qeyb qaadato hishiiskaa maadaama deegaanka lagu heshiinayo ay wax ka degaan hadalkii Dr Cali Khaliif.
Halkan Ka Daawo Video.
Idale News Online, Muqdisho.