Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dawladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta Xafiiskiisa Madaxtooyada KG Soomaaliya Ee Baydhabo ku qaabilay Xubno ka socodey Qaramada Midoobey iyo Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Soomaaliya Eng. Salax Sheekh Cismaan.
Kulankaas oo looga wada hadlayey dar-dar gelinta Mashaariic QM ay dooneyso inay ka fuliso Baydhabo iyo sii xoojinta Xariirka kadhexeeya KG Soomaaliya iyo QM, korna loogu qaadi lahaa mashaariicda.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Baydhabo