Xudur(INO)-Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare Ee SHODOG ee Magaalada Xudur oo waxbarasho ka socto, ayaa lagu Soo Waramaayo in uu u baahan yahay dayactir iyo tayaynta Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulkaasi.
Iskuulkan oo ay dhigtaan ardey badan kuwaasoo hadda soo wajahay, iskuulkooda burbur iyo Dayacnaan ka dib markiin aan hilin mudo dib u dhis iyo taagyeero dhaqaale lagu habeyn lahaa.
Maamulka sare ee Iskuulka SHODOG ayaa ka dalbadey Ganacsatada iyo Qurbo joogta ka soo jeeda Gobolka Bakool in ay Qiib ka Qaataan Dib u dactirka Iskuulka SHODOG Ee Magaalada Xudur.
Waxaa Burburey Kuraastiis ardeyd ku fadhiisan lahayd iyo fasalada oo ka muuqato burubur Xoogan.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Xudur