Daawo: Hub lagu Qabtay Awdal iyo Odayaal Sheegay Inay doonayaan In lacag Looga Badasho Oo ay Haysteen Ilaa Siyaad Barre

0
279

Borama(INO)-Maamulka Somaliland ayaa Gobolka Awdal kusoo bandhigay Hub mudo dheer  yaalay, waxayna sheegeen inay ku soo qabteen Howlgal,  waxayna sheegeen inay cid usoo qabteen sidoo kalana ay cid kale ku daba Joogaan.

hubka

Arintaasi ayaa waxaa ku gacan sayray Waxgaradka  Deegaanka Baki iyagoo sheegay inuu Hubkaasi iska yaalay Guri Tan iyo Xiligii dawladii dhexe ee Soomaaliya ee Maxamed Siyaad Barre, Waxayna Odayaashu sheegeen inay doonayeen in lacag looga badasho.

Halkan Ka Daawo.


Idale News Online, Borama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here