Daawo: Horor kii Dilay Hindiyo Miyaa Maanta La Hayaa?

0
365

Muqdisho(INO)- Barnamijkan oo ka hadlaayo, DilkII Kooxdo  Al-shabab  ay u gaysteen, Wariye Hindiyo Xaaji Max’ed Allaha u naxariistee, 3 dii December ee Sanadkii 2015 ka ayaa waxaa diyaariyay, Wariyaheena C/casiis Max’uud Guuleedd Africa,

Hindiya_Xaaji_Maxamed_Muqdisho_lagu_dilay_660

Waxaana uu Barnamijka si qota dheer uga hadlayaa, Nolosha Halyeeyadd Hindiyo Xaaji Max’ed oo 2012 kii isla Kooxda Ugus ay dileen Saygeedii Liibaan Cali Nuur Allaha u wada naxariistee.

Barnaamijka, oo muddo badan shaqadiisu ay socotay ayaa lagu soo bandhigayaa raggii ka dambeeyay dilka Wariya Hindiyo Xaaji Max’ed Allaha u naxariistee iyo sida ay hadda tahay nolosha reerihii ay ka bexeen, Hindiyo Xaaji iyo Saygeedii Liibaan Cali nuur allaha u naxariiste, gaar ahaan Caruurtii ay ka tageen.

Camirman ka Barnamijka, C/qaadir Muxudiin, sidoo kale hagaajintuna, waa  Max’ed Cabdi Xuseen Caraaye.

Halkan Ka Daawo


Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here