Daawo: Gudoomiye Watiin oo sheegay in Biyo Dhaamin ay u Sameynayaan Dadka ku nool Goobaha ay Abaaraha Ka Jiraan

0
202

Baydhabo(INO)- Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay C/laahi Cali Watiin ayaa ka warbixiyay booqasho uu ku tagay degaano hoos yimaada Degmada Baydhabo.

Degaanada uu booqday Guddoomiyaha Waxaa ka mid ah degaanka awdiinle oo qiyaastiii 30 KM kaga beegan Waqooyiga Baydhabo.

Waxa uu sheegay in Ceelal bada ay u qodi doonaan dadka Shacabka ah oo ay dhibaaooyinka kala duwan soo wajaheen. Waxa uu sheegay in ay sidoo kale soo gaarsiin doonaan lacago fara badan iyo agabka ay u baahan yihiin.

Halkan Ka Daawo VIDEO